Qofna uma ay fududa kolka lagu jiro xilli ay jiraan
dhibaatooyin ama xaalado degdeg ah. Xaalad degdeg ah oo aad u weyn – hadday noqon lahayd masiibo xagga cimilada ah, mid kiimiko ah, cudur safmar ah oo dillaaca, ama xataa weerar argaggaxiso – mid ay noqotaba bulshada culeys weyn ayey ku keeni kartaa.”
Qofna uma ay fududa kolka lagu jiro xilli ay jiraan dhibaatooyin ama xaalado degdeg ah. Xaalad degdeg ah oo aad u weyn – hadday noqon lahayd masiibo xagga cimilada ah, mid kiimiko ah, cudur safmar ah oo dillaaca, ama xataa weerar argaggaxiso – mid ay noqotaba bulshada culeys weyn ayey ku keeni kartaa.
Keywords:
health, mental health, brain