Dadka badankoodu waxay ka helaan inay
bannaanka u soo baxaan sababtoo ah waxay
dareemaan farxad iyo raynrayn. Nasiib xumo
kolka dibadda loo soo baxo dadka qaar ayaa ku
xanuunsada. Dadkaas waxaa aad ugu adkaata
inay neefsadaan, waxaana ugu wacan iyadoo
uu habdhiskooda neeftu waxyeello u geysto
sankooda, cunahooda, iyo sambabbadooda,
kuwaasina waa xubnaha ugu muhiimsan ee ay
dadku ku neefsadaan.
Dadka badankoodu waxay ka helaan inay bannaanka u soo baxaan sababtoo ah waxay dareemaan farxad iyo raynrayn. Nasiib xumo kolka dibadda loo soo baxo dadka qaar ayaa ku xanuunsada. Dadkaas waxaa aad ugu adkaata inay neefsadaan, waxaana ugu wacan iyadoo uu habdhiskooda neeftu waxyeello u geysto sankooda, cunahooda, iyo sambabbadooda, kuwaasina waa xubnaha ugu muhiimsan ee ay dadku ku neefsadaan.
Keywords:
asthma, respiratory, disease, breathing, coughing, cough, sick