TB-du waa cudur daran oo ku faafta hawada dadkuna isku gudbiyaan. Jeermiska TB-du hawada
ayuu raacaa marka qof qaba cudurka TB-da uu qufaco, qoslo, ama hindhiso. Maadaama jeermiska
TB-du uu ku faafo hawada, qof kasta wuu qaadi karaa TB. Haddii aad hore ugu noolaan jirtay waddan uu cudurka TB-du ku badnaa, waa in aad iska baartaa TB. Ogaanshaha in aad TB qabtid waa tilaabada koowaad ee aad isaga daaweyn
kartid, kuna joojin kartid in aad ku faafisid dadka kale.
TB-du waa cudur daran oo ku faafta hawada dadkuna isku gudbiyaan. Jeermiska TB-du hawada ayuu raacaa marka qof qaba cudurka TB-da uu qufaco, qoslo, ama hindhiso. Maadaama jeermiska TB-du uu ku faafo hawada, qof kasta wuu qaadi karaa TB. Haddii aad hore ugu noolaan jirtay waddan uu cudurka TB-du ku badnaa, waa in aad iska baartaa TB. Ogaanshaha in aad TB qabtid waa tilaabada koowaad ee aad isaga daaweyn kartid, kuna joojin kartid in aad ku faafisid dadka kale.
Keywords:
Awareness, Tuberculosis, TB, Treatment